- Ma ogtahay in aad gaarabkeeyga joogtid, waxey iila mid tahay dunida farxada taalla oo idil in aniga la isiiyey . Taaso micnaheedu ay tahay farxad iga maqan in aysan jirinba
- Qofkas guul waa uuraba, laakin waxa guulaysta qofka daneeya guushisa oo kaliya
- Mataano Jacaylku mideeyey midhaha kalgacaylka wadaagay mawluhu ku manastay wanaaga ayaa isla maala jacaylka
- Jaceylka waa wax jira mana noqon karo maalin qura
- Waxa jira qof farxadiisa ay tahay taada