Saturday, September 14, 2024
Google search engine
HomeSomaliaErayo xikmad leh oo jaceyl

Erayo xikmad leh oo jaceyl

  1. Ma ogtahay in aad gaarabkeeyga joogtid, waxey iila mid tahay dunida farxada taalla oo idil in aniga la isiiyey . Taaso micnaheedu ay tahay farxad iga maqan in aysan jirinba
  2. Qofkas guul waa uuraba, laakin waxa guulaysta qofka daneeya guushisa oo kaliya
  3. Mataano Jacaylku mideeyey midhaha kalgacaylka wadaagay mawluhu ku manastay wanaaga ayaa isla maala jacaylka
  4. Jaceylka waa wax jira mana noqon karo maalin qura
  5. Waxa jira qof farxadiisa ay tahay taada
RELATED ARTICLES
- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments