Saturday, September 14, 2024
Google search engine
HomeSomaliaSomali Mah Mah

Somali Mah Mah

  1. Aadme la aragyaba dhib la arag
  2. Aan wada hadalno waa aan heshiino
  3. Aar qoyey dacawo la mood
  4. Abaal dad gala badan, dad gudaase yar
  5. Abaal raaga rag ba leh, mid baaqdana haween baa leh, mid soo dhkasadana xoola leh
  6. Abeesada taan sanqarta iyo tan aamusan, tan aamusan baa la qaatay
  7. Abeesana dhul u eki bay wax kudisha waadadna  dad u eki
  8. Abkeey dooli dillow. Dad nool maas u dahaa
  9. Aburku inta aanu kugu tufin aya lagu tufa
  10. Abuur iyo waano  abuur baa horeeysay
  11. Adduun iyo khatal
  12. Aduunyo ka kabo li’id aakhiran usalad li’id
  13. Adhi been wuu diida bense ma dhutiyo
  14. Adin waa la dhiba, ilna waa ladhawra
  15. Af aamusani mari ma sedo
  16. Af aanad lahayn lama qabto
  17. Af daboolan dahab
  18.  Afjooga looma adeego
  19. Af macan gacan macan  baa laqanta
  20. Afnooli waa hadla, eyna wa ciya
RELATED ARTICLES
- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments